Golaha Wasiirada Soomaaliya Oo Ansixiyey Heshiis ku saabsan difaaca iyo dhaqaalaha oo lala galay Dawladda Turkiga.

0
61

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa golaha Wasiirrada XFS uga mahad celiyay ansixinta heshiis taariikhi ah oo dowladda Soomaaliya ay la gashay dowladda Turkiga, kaas oo ku saabsan iskaashi dhinaca difaaca iyo dhaqaalaha ah.

Ra’iisul Wasaaraha oo shir guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada ayaa ku tilmaamay heshiiska mid masiiri ah oo dhaxalgal u ah ummadda Soomaaliyeed.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here