Golaha Wasiirada KG Oo Ansxiyey Miisaaniyad Sanadeedka 2024-ka

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Markii ugu horeysey Ayaa Degmada Xudur lagu qabtey Shirka Golaha Wasiirada KG uu shir gudoominayey Madaxweynaha Dowladda KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Shirka ayaa inta uu socdey looga hadlay dhaameystirka Dastuurka sidoo kale shirka ayaa lagu Ansaxiyey Miisaniyada Sanadka 2024 ee soo Gudbisay Wasaaradda Maaliyada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here