Golaha Deegaanka Degmada Sallaxley Oo Awaamiir ka soo saaray Dhulalka Danta guud.

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan ay yeesheen Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Sallaxley ayaa Lagaga hadlay Arrimaha dhulka danta guud sidii lagu ilaalin lahaa, Waxaana kulanka laga soo saaray Awaamiir fariin loogu dirayo bulshada Deegaanka Hundule ee beeraleyda ah ay ku keenaan Waraaqaha Mulkiyada Sharciga ah ay beerahooda u heystaan si loo diiwaan geliyo

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here