Golaha Deegaanka Degmada Jowhar Oo la Caleema-saaray.

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabada caleema-saarka Golaha Deegaankaa ayaa waxaa goojoog ahaa Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Hishabeelle labada gole ee sharci-dejinta iyo fulinta, Hay’addaha Amniga, xubnaha la doortay ee Golaha Geegaanka iyo marti-sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here