Golaha Deegaanka Degmada Guriceel Oo Ansaxiyay Sharaciga Miisaaniyada Degmadaasi.

0
170

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Maamulka Degmada Guri-ceel Faarax Cabdi Macalin ayaa shir gudoomiyay kulanka caadiga ahaa ee xubnaha Golaha Deegaanka degmada Guri-ceel ee gobolka Galgaduud.

Fadhiga koowaad kulankiisa 9aad ayaa lagu meel mariyay sharciga misaaniyadda Degmada,Golaha ayaa miisaaniyadda ayaa waxaa hor keenay Xoghaya Dowladda Hoose ee Degmada Gura-ceel Bashiir Maxamed Salaad.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here