Golaha Deegaanka Degmada Burco Oo doortay Gudoomiyaha iyo kuxigeenkiisa.

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kadib markii ay kulan guud ay isugu yimaadeen Xilibaanada Golaha Deegaanka Degmada Burco ayay ku doorteey Gudoomiyaha iyo kuxigeenkiisa iyagoo markii hore xilka ay ka qaadeen Mamulkii horey xilkaan u hayey waxaana Goobjoog ahaa Maamulka Gobolka Togdheer iyo Saraakiisha Booliska.

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Abdullahi Ibraahim ayaa ku dhaaqey Natiijada Maamulka la doortey isagoo siiyey dardaaran ku aadan in ay Bulshada si dhab ah uga adeegaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here