Gawaarida Gurmadka deg deg ah Oo Lagu Wareejiyay Isbitaalada Bardaale Iyo Baydhabo.

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabada oo aheyd mid lagu kala wareegayey Gawaari Gurmadka deg dega oo Hay’adda ACF Wasaarada Caafimadka KGS ku wareejisey waxaana ka soo qeybgalay Madax kan tirsan KG Maamulka Gobolka Gobolka iyo kan Degmada Bardaale iyo qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka, masuuliyiin ka tirsan Hay’adda ACF iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here