Gawaari Loogu adeegayo Bulshada Oo Lagu Wareejiyey Wasaaradaha Jubaland.

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga ee Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa wareejiyey 6 Gaari oo mashruuca Barwaaqo ee uu tageero Bangiga Adduunka ku warejiyey dhowr Wasaaradood oo ka mid ah Wasaaraddaha Dowladda Jubbaland.

Waxaa munasabada ka soo qeyb galay Wasiirada Wasaaradaha Beeraha, Xanaanada Xoolaha, Tamarta iyo Biyaha, Degaanka iyo Isbadalka Cimilada Jubbaland
Abshir Colow Iskuduwaha mashruuca Barwaaqo ayaa ka hadlay munaasabada lagu wareejinayay Gawaaridan oo loogu shaqeen doono Hay’adaha kala duwan ee Dowladda.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here