Gawaari Ambulance Bulshada Loogu Adeego Oo Lagu Wareejiyey Maamulka Degmada Xudur

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gawaaridan Ambulanceka ah ayaa loogu tala galay in loogu adeego Bulshada ku nool Gobolka Bokool gaar ahaan Kuwa ku nool Degmada Xudur Kuwaasi marka ay xaaladaha adag jiraan baahi weyn loo qabo.

Munaasabadda kooban ee lagugu wareejinaayey Baabuurtan waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa, masuuliyiin kasocotey Hay’adda DARDO oo ka wakiil Hay’adda GIZ oo Xudur soo gaarsiiyey Ambulance, iyo madax kasocotey Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Bakool

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here