Garsoorka Jubbaland oo Tababar loogu soo xirey Magaalada Kismaayo.

0
64

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Maxakamadda Sare ee Jubbaland Dr Cabdishakuur Sheekh Maxamed ayaa tababar socday mudo toban cisha ah usoo xirey Garsoorka Dowladda Jubbaland.

Tababarka oo lagu qaadanayay cashiro ku saabsan sare u qaadista Garsoorka iyo Cadaaladda ayaa waxaa ka faa’ideystay xubno kasocday qeybaha kala duwan ee Garsoorka ee Jubbaland.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here