Garsoorayaal dhawaan La Magacaabay Oo Baydhabo Lagu dhaariyey

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku simaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiye Kuxigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Dowladda Koonfur Galbeed Marwo Shamso Maxamed Yarow ayaa ka qeyb gashey Munaasabadda lagu dhaarinaayey Garsooriyaasha Gobolka Baay .

Waxaana ka soo qeyb galey Wasiirka Cadaaladda Iyo Arrimaha Garsoorka Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Ibraahim Aadan Cali Najah, Xeer ilaaliyaha Guud ee Koonfur Galbeed iyo Mas’uuliyiin kale.

Waxaana Garsooriyaasha Dhaariyey Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed Ahmed Cali Muuse.

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiye Kuxigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Dowladda Koonfur Galbeed Marwo Shamso Maxamed Yarow ayaa Garsooriyaasha Maanta La dhaariyey ayaa kula Dardaarantey in ay si Daacad ah ugu adeegan Bulshada .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here