Garoonka kubadda Koleyga Darbana Muudey Oo lagu qabtay kulan Ciyaareed lagu soo dhaweynaayay Maamulka Degmada Baydhabo.

0
383

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Garoonka kubadda koleyga ee Magaalada Baydhabo Darbana Muuday ayaa waxaa kulan ciyaareed lagu soo dhaweynaayay loogu sameeyay maamulka cusub ee Degmada Baydhabo Iyo ku xigeenadiisa Mudane Cabdulaahi Cali Maxamed “Watiin” kaasi oo ay ka soo qeyb galeen Masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka KG iyo Bulshada Kale ee ku nool Xaafadaha Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here