Garoonka diyaaradaha magaalada Qabri dahare oo dib u dayactir lagu bilaabay.

0
90

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa dib u dayac tir lagu Bilaabay garoonka diyaaradaha magaalada Qabridahar ee dowlada degaanka soomalida itoobiya.

Dib udayac tirkaan lagu bilaabay garoonka diyaaradaha ayaan sawabay in hakad la galiyo diyaradihii ka dhoofi jiray kana soo dagi jiray garoonka kadib markii qeeybo kamid ah garoonka oo soo gaaray burbur xoogan.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad AbdyllahiÂ