Garoonka Diyaaradaha Degmada Bardaale Oo Lagu Bilaabay dib u balaarin.

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Berdaale ee Gobalka Baay ayaa bilaabay Dhismaha iyo Dib_udayactirka Wadooyinka degmada iyo Sidoo kale Balaarin lagu samaynaayo Garoonka Diyaaradaha.

Ali Wardheere Abdiraxmaan Dooyow gudoomiyaha degmada oo ay wehlinayaan Masuliyiin ka tirsan Maamulka ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid wadooyinka hada ay ka socdaan dhismaha iyo dib u dayactirka Ayidoo ay iska kaashaneyaan dib u dyacatirka degmada maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here