Garoon Kubadda Cagta Lagu Ciyaaro Oo laga dhisayo Degmada Beladxaawo.

0
12

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha dagmada Baladxaawo iyo masuuliyiin kale ayaa Kormeer guud ku tagay goob laga hirgalinayo garoonka cayaaraha Dagmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo

Kormeerka maamulka Degmada Waxaa ku wehlinaayey Masuuliyiin ka socotey Wasaaradaha dhalinyarada iyo Ciyaraaha iyo Wasaarada Howlaha Guud ee Maamulka Jubaland

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here