Garoon Diyaaradeed Oo Laga Hirgeliyey Degmada Ufayn

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bulshada ku nool degmada Ufeyn ee gobolka Bari ayaa si isku tashi ah ayaa waxay ku bilaween dhismaha garoonka diyaaraha ee degmadaasi si garoonka ugu qeyb qaato wax yaabaha lagu horumarin doono degmada.

Madasha lagu dah furaayay garoonka dhismihiisa ayaa waxaa ka soo qeyb galay guddoomiyaha degmada Ufeyn ahna guddoomiyaha golaha degaanka Axmed Abshir , qaar kamid ah xildhibaanada golaha degaanka, guddoomiyaha ururka haweeynka, odiyaasha dhaqanka, ganacsato iyo qaar kamid ah bulshada degmada Ufeyn.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here