Garoon Diyaaradeed oo laga dhisayo Degmada Ceel-berde

0
210

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka KG Hassan Abdinuur Aal-baro Ayaa Dhagax Dhigay Garoon  diyaaradeed oo ay Yeelanayso Degmada Ceel-barde Ee Gobolka Bakool,Goroonkan ayaa waxaa baahi weyn u qaba bulshadada deegaanka kuwaas oo u isticmaali doona safaradooda kala duwan ee dhanka duulimaadyada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here