Garoon Cusub Kubada Cagta ah Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Baydhabo

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar kamid ah mas’uuliyiinta xiriirka kubadda cagta koonfur galbeed, ciyaartoyda heerarka kala duwan ee degmada Baydhabo iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay dah-furka garoonka kubadda cagta salax ah Samafone Ex: Janaawkey ee magaalada Baydhabo kaasi oo dib u dayactir lagu sameeyay.

Ciyaartoyda ayaa si aad ah u soo dhaweeyay dayactirka lagu sameeyay garoonkaani madaama uu kamid ahaa salaxyadii ugu horeeyay ii laga hirgaliyay magaalada Baydhabo asigoona sidoo kale lagu soo qabtay tartamada kala duwan ee ciyaaraha madaama uu yahay garoon ay ku ciyaari karaan markiiba ilaa iyo tobon iyo labo ciyaartoy.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here