Ganacsiyada Yar-yar Oo ku soo badanaya Magaalada Baydhabo.

0
47

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ganacsiyada yeryer ee Magaalada Baydhabo waxaa Hal abuurkooda iska leh dhalinyaro dib ugu soo laabtey Magaalada kuwaas oo ka yimid Gobolada kale iyo Dalalka deriska ah , Ganacsiyadaan ayaa waxaa ay dabooleen baahiyaha ka jirey dhanka Shaqo la’aanta Dhalinyarada Ah

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here