Ganacsiga Suuqyada Magaalada Baydhabo oo laga dareemaya isbedel dhanka qiimaha wax lagu iibiyo.

0
310

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Suuqayada Soomaaliya oo dhan ayaa is badelay si san Kala joogsi laheyn Waxaa Xirmay Wixi Dibada laga keenaayay Cudurka karona Dartiis halka rajaduna ay aheyd wax soo saarka dalka nasiib daro Roobabka ka Curteyna Deegaanada Soomaaliya Waxaa uu sababay in wadooyinka Mari waayeen gaadiidka oo Magaalooyinka qaar sida Baydhabo oo kale qiimihii wax lagu kala iibsan jiray suuqyada wax iska bedeleen.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here