Ganacsiga Degmada Masagawaa Oo dib u soo laabtey.

0
11

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Waxaa isbedel dhanka ganacsiga ah laga dareemayaa Masagawaa ee gobolka Galgaduud halkaasi oo ganacsatadii Degmada bilaabeen in ay hormariyaan ganacsiga magaalada oo sanadihii u danbeeyey hoos u dhac laga dareemaayey

Magaaladaan ayaa dadkii ka maqnaa mudo ku dhow labo sano kuwaasi oo saameeyey dagaalkii ka dhacay degmada waxaana ganacsatada iyo dhalinyarada Degmada mudo ku maqnaayeen banaanka magaalada masagawaa

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here