Ganacsato u tartameysa Suuqa Dhuusamareeb Oo qori tuur Loo sameeyey

0
103

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tartankaan baqtiya nasiibka ahaa ayaa waxaa lagu tartamayay 38 qol oo ka kooban Suuq weyn oo dhawaan laga dhisey Magaalada Dhuusamareeb iyadoo ay ku tartamayeen 38 qof si qof walba u dego qolka uu Nasiibkiisa noqdo.

Ciise Maxamud Maxamed iyo Ruqiyo Macalin Axmed oo kamid ah Suuqleyda Dhuusmaareeb islamarkaana tartamay ayaa waxa uu soo dhaweeyeen qaabka loogu tartamay iyagoo sheegey in ayaguna dhankooda dadaal sii gelin doonaan sidii suuqa loo sii Horumarin lahaa.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here