Baydhabo(Radio Arlaadi)- Idiriis Aadan Keerow waxaa uu kamid yahay ganacsatada yar yare ee wax ku iibisa suuqa weyn ee xaafadda Mursal ee Magaalada Baydhabo mudo sanado ah wuxuu ku jiraa ka ganacsiga alaabta bagaashka ah, asigoo meel hoose ka soo bilaawey ayaa hadda waxaa uu jogaa meel ka wanaagsan halkii hare wuxuuna manta tusaale u yahay ganacsatada kale ee wax ku iibisa suuqa Mursal ee Magaalada Baydhabo.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera