Ganacsatada yar yar Ee Suuqa Baydhabo Oo dalbaday in loo sameeyo Maalgelin.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Suuqa Kiilo sabaca ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka jira ganacsiyo kala duwan oo qeyb ka qadanayaan horumarada ganacsi, waxaana sidoo kale ganacsiyadaasi ka fa’ideysanaya dhalinyaro oo ka helaya nolol maalmeedkooda.

Si gaar ah dhalinyarada ka ganacsada suuqa Kiilo sabaca ayaa waxay iibiyaan qaarkooda macwiisyada kala duwan oo u saaran miiska yar-yarka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here