Ganacsatada Xoolaha Iyo Kawaanleyda Baydhabo Oo Loogu Baaqay Inay is Soo Diiwaan Geliyaan.

0
150

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta Iyo Daaqa Dowlada KGS oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ay bulshada ku hayaan Kawaanleyda magalada baydhabo madaama lagu gudi jaro bisha barkaysan ee ramadaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here