Ganacsatada Suuqyada Magaalada Garoowe Oo loogu baaqey bixinta Canshuurta.

0
29

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Suuqyada Magaalooyinka ayaa ah ilaha dhaqaale ee dalku ku tiirsan yahay sidaa darteed waa muhiim Dowladu ka hesho Canshuur ay Bulshada ugu adeegto Goobaha Ganacsiguna ay noqdaan kuwa marwalba Nadiif ah si Shacaba uga qancaan

Xoghayaha Dowladda Hoose Garoowe ayaa kormeer ku soo sameeyay suuqa Inji, isagoo Indha indheeyey nadaafadda suuqa iyo sida ay Ganacsatada u bixiyaan canshuurta iyo in la dhageysto Ganacsato aan bixin Canshuurta kadib markii ay Cabasha soo gudbiyeen si Dowlada ay wax uga qabato

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here