Ganacsatada suuqyada dharka ee Degmada Xudur Oo sheegay in aysan jirin wax dhaqdhaqaaq ah Xili ay soo dhowdahay Ciidul Fidriga

0
277

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Maalmo kooban ayaa ka hartay Ciida waxaa jira qabanqaabo balaaran oo dadka muslimiinta ah gaar ahaan Soomaalida ay iskugu diyaarinayaan ka faa’ideysiga maalmaha farxada ah ee Ciidul Fidriga.

Carrurta iyo dadka waaweyn ay iibsanayaan dharka ay ku soo tukan lahayeen salaada ciida Balse Xudur oo ah Xarunta Gobolka Bakool Suuqyada lagu iibiyo dharka ayaan ka jirin mashquul badan xili lagu jiro diyar garowgii ugu dambeeyay ee Ciida.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here