Ganacsatada Suuqa Xoolaha Baydhabo Oo loogu baaqey in Dowlada Hoose iska diiwaan geliyaan

0
98

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Gudoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyada Degmada Baydhabo Ayaa Kormeer ku tagey Suuqa Xoolaha Magalada Baydhabo asigoona ujeedka kormeerkiisa ahaa indha indheen ku saabsan sida uu u kala Socodaan shaqada ay dowlada hoose ku haysa suuqa iyo guuud ahaanba dhadhaqaaqa ganacasiga xoolaha ee suuqa

Waxaana uu Gudoomiye kuxigeenka Halkaasi kula kulmey Qaar kamid ah Shaqaalaha Dowlada Hoose gaar ahaan Shaqaalaha waaxda Caanshuuraha iyo Sido kale Qaar kamid ah Ganacsatada suqaasi ku Ganacsata isagoona Ka wareystey Howlahooda Shaqo.

Warkung waliba nig haaye Marinyg Maallyg Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here