Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tobonka xafadood ee hadda ay ka kooban tahay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxey leeyihiin suuqyo waa weyn oo iyaga u gaar ah ama ay furteen shacabka ku nool xaafaddaasi si ay ugu maarmaan waxyaabaha qaar ee ay u doontaan suuq weynaha Magaalada taasi oo qeyn weyn ay ka qaadaneyso bilicda iyo bulshada ku soo badaneysa soo degida xaafaddaasi.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera