Ganacsatada Suuqa Weyn Ee Magaalada Baydhabo Oo Sheegay in Muhiim ay u tahay ilaalinta Nadaafada Gudaha Suuqa.

0
518

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wadooyiinka suuqyada Magaalada Baydhabo oo muhiim u tahay shacabka koonfur Galbeed soomaaliya ayaa Hareeraha wadooyinka suuqa Baydhabo waxa Ganacasiyo kala duwaan uga furan dad aad u fara badan oo ay ka soo saartaan nolol maalmeedka reerkooda.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here