Ganacsatada Suuqa Qudaarta jowhar Oo Ka Cabanaya hoos u dhaca ku yimid qiimaha qudaarta

0
130

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qeybaha kala duwan qudaarta ee ka soo go’a beeraha magaalada jowhar ayaa ku yimid isbedel dhanka sicirka ayidoo beeraleyda iibisa qudaarta ayaa shegeen in suuqa qudaarta ee magalada jowhar uu yahay mid haatan aan ku kala soconin qudaarta wallow ay jirtey waqti qudaarta aheyd mid qiima fiican ay ka heli jireen dadka beeraleyda ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here