Ganacsatada Suuqa Godey ee Magaalada Baydhabo oo Sheegay in uu soo wajahay Suuq xumo.

0
313

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Beeralayda Soomaaliyeed ayaa Marar badan waxay Ka Cawan jireen Dalagyada ay soo saaraan aysan u helin suuq fiican Hada waxaa Suuq Xumo Soo Food saartay Ganacsatada Ka shaqeysa Suuqa Godey ee Magaalada Baydhabo Dalagayadaasi suuqa la keeno ee kasoo go,da Beeraha.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here