Ganacsatada Suuqa Baydhabo Oo Soo dhaweeyay dib u Dhiska Lagu Bilaabay Wadooyinka Ku dhax yaala Suuqa.

0
302

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qaar ka mid ah Wadooyinka halbowlaha u ah suuqyada magalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa ka socda dib u dayactir ballaaran kuwaasi oo markoodi hore ahaayeen kuwo isku raran ah, dhibaatana ay ku aheyd isu socodka dadka iyo baabuurtaba.

Wadooyin kaasi ayaa ka mid ah wadada weyn ee isku xirta suuqa sariiraha iyo masjidka Carabta iyo wadada weyn ee isku xirta suuqa sariflaha iyo kawaan weynaha ee Degmada Baydhabo .

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here