Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ganacsatada qaar ee Magaalada Baydhabo ayaa waxey tilmamayaan in labadii bilood ee la soo dhaafey gaar ahaan bishaan November ee aan ku jirno in dhaqaalaha Magaalada Baydhabo ay ka hooseyaan bilooyinkii kale ee la soo dhaafey taasi oo sameynteeda laga daremaayo dhaqdhaqaaqa ganacsi ee Magaalada Baydhabo.
Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera