Ganacsatada Suuqa Baydhabo Ku iibisa Joodarayaasha Oo Dalbaday in Maalgelin Lagu Sameeyo Warshadaha Soo Saara Joodarayasha.

0
257

Suuqyada lagu Iibiya Joodariyaasha Jumllo iyo Tafaariq Ayaa Ah Kuwa Dad Badan Noloshooda Ku Maareya Joodarayaasha waxay Kamid yihiin Kuwa Dadka aad u gata.
Magaalada Baydhabo Waxaa Ku Taala Laba Warshidod oo sameysa Joodarayaasha Oo Ganacsatada Suuqa Ku Iibisa Kasoo gataan Maadama Markii Hore Magaalada Muqdisho ay Kasoo iibsan jireen,Hadana Ganasatada Suuqa Joodarayaasha Ku iibisa ayaa qaba inaan Wali Ku Filneyn Joodarayaasha Warashadahaasi Soo saaraan,

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here