Ganacsatada Qudaarta Doolow oo Codsaday in loo dhiso Suuq

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ganacsatada qudaarta ku iibisa suuq weynaha degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa codsanayaan in loo sameeyo suuq si gaar ah wax ugu iibsadaan madaama hada ay fadhiyaan waddo aad u mashquul badan oo gaadiidka kala duwan ay maraan.

Ganacsatadaan Iibisa qudaarta ayaa sidoo kale heysan meel ay ka galaan qoraxda maalintii, xiliyada ay jiraan roobabka, musqulo iyo goobo si gaar ah ay uga tugtaan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here