Ganacsatada Magaalada Jowhar oo Ka hadlay Muhiimada Wax soo saarka Beeraleyda Gobolka.

0
49

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Ganacsatada ku nool Magaalada Jowhar iyo Tuuloyinka Hoos yimada ayaa si maalinla ah suuqyada jowhar u keena dalagyada kala duwan ee ka baxa beeraha Kuwaasi oo qaarkood loo iib geeyo magaalada caasimada ah ee Muqdisho oo 90 km u jirta jowhar.

Ganacsatda ayaa garab ka helaya beeraleyda oo sanad walba ku soo kordhiya dalag farabdan Oo tayo leh oo ay beertaan kadibna ganacsatada ay suuqa u iib geeyaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here