Ganacsatada Magaalada Baydhabo oo Soo dhaweeyay Amarkii ay laamaha Amniga ku joojiyeen Qoriyaha Carruurta ay Maalinta Ciida ku ciyaaraan.

0
338

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Taliska Booliska Degmada Baydhabo waxa ay so saareen dhawaan kuna amreyn waalidiinta in ay carrurtooda eysan u iibin alaabaha u eg qoriyaha ay ku ciyaaraan waxayna ku sheegeen in lid ku yihiin amniga, waxaana saxaafada hadalkaasi la wadagay Mukhtaar dugudow oo ah Taliyaha Saldhiga Degmada Badhabo, Lakiin Suuqayada magalada weli waxaa alaabta ilmaha ay ku ciyaaraan oo meelo badan lagu iibiyo .hadaba sidee ayey ganacsatada xiliyadaan keena waxyaabaha carrurta ku cayaraan u saameyay amarkaan.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here