Ganacsatada Ku Iibisa Rootiga Suuqyada Baydhabo Oo Soo Wajahday Suuq Yari.

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Rootiga waxaa uu ka mid yahay rashiinka sida maalin laha ah ee loo iibsado, waxaana jira dhalinyaro badan oo iibinta rootiga ka raadsada nolol maalmeedkooda.

Qaar ka mid ah dhalinyarada iibisa rootiga oo aan ka wareystay barnaamijka ganacsiga ee arlaadi raadiyow ayaa sheegay in hada uu jiro hoos u dhac ku yimid iibinta rootiga.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here