Ganacsatada KG Oo ka qeyb qaadaneysa Dhismaha Dekedda Degmada Baraawe

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhawaan ayaa waxaa lagu wadaa in La bilaabo dhismaha Dekedda Baraawe oo horey loo dhagax dhigey islamarkaana lagu wareejiyey Mashruuca dhismaha Kambanigii dhisi lahaa si loo dardar geliyo maadama Bulshada KG ay baahi weyn u qabaan Deked dhow ay wax kala soo degaan.

Ganacsatada KG ayaa Inta badan Badeecadaha kala soo degta Dekeddaha Muqdisho Kismaayo iyo Berbera taas oo inta badan dhibaata ku qabaan maadama masaafa dheer ku tahay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here