Ganacsatada Jubaland Oo Loogu baaqay Hubinta Tayada Badeecadaha ay iibiyaan.

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkada adeega taya dhowrka jubaland oo ah shirkada ka shaqeysa Hubinta adeega badeecadaha kala duwan ee la keena Jubanland in ay xaqiijasa tayadooda si loo ilaaliyo bad qabka bulshada ayaa waxey shirkada adeegsatadaa sheybaaro iyo qalab lagu ogaado tayada badecadaha iyo daawooyinka iyo in la ilaaliyo inay dhaafeen waqtigii looga tala galey.

Ujeedka shaqada shirkada ayaa ah in bulshada ku nool degaanada jubaland ay helaan daawo cuno iyo cabitaan tayadooda la hubiyey.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here