Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa jira dad aad u badan oo nololmaalmeedka reerkooda siyaabo kala duwan ugula yimaada suuqa weyn ee Magaalada Baydhabo waxaana jira dad ka ganacsada iibinta geedaha tiirka ah ee guryaha lagu dhisto kuwaas oo laga keeno deegaano ku tirsan Degmada Baydhabo.
Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi