Ganacsatada Iibisa Qaadka Oo Dalbaday in Dib Loo Fasaxo Diyaaradaha Keena Qaadka.

0
419

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa Magaalada Baydhabo Ka Socda Ka Ganacsiga Qaadka Ama Jaadka Iyadoo Horey Dowlada Somalia U joojisey in Dalka Soo Galo Qaadka Maadama Laga Baqayay Inuu Cudurka Korona Sii Faafiyo inkastoo Diyaaradaha Dalka iyo Dibada Xayiran yihiin Hadana Halkee ayuu Qaadkka Baydhabo Yimaada Kasoo gala.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here