Ganacsatada iibisa Agabyada Electoroonikada Oo Kasoo Kabanaya Saameyn dhaqaale Uu Ku reebay Cudurka Corona.

0
244

Goobaha Lagu Iibiyo Alaabta Electroniikada sida Mobilada iyo Laptobyada Ayaa laga dareemayaa Isbadil qiimaha ah ka dib markii somaliya kasii yaranayo faafitaanka cudurka karoona fayrus lana fasaxay dulimaadyadii gudaha iyo dibada ayaa ganmacsiga electronikada kuso noqday qiimihiisa wanagsan taasi oo u sabab ah in baydhbao o ah xarunta gobolka Baay ay soo garayaan diyaardo wado Qalabkii ugu dambeyey ee Mobilada ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here