Ganacsatada iibisa agabka guryaha oo sameyn ku yeelatay Abaarta Dalka ka jirta

0
137

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah ganacsatada wax ku iibiya suuq weynaha magaalada baydhabo ayaa sheegey in ganacsiga uu ka muuqdo hoos u dhac taasi oo u sababeynaya abaarta ka jirta dalka gaar ahaan degaanada KGS.

Ganacsatada iibiya Shandarwooyinka, Derimaha, iyo Bacooyinka laga galo roobabka ayaa ka mid ah kuwa ganacsigooda saameyey abaarta madaama dadka ugu badan ee wax ka iibsada ay yihiin kuwa miiga ku nool.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here