Ganacsatada Dhoobley oo soo dhaweeyay Dhismaha Wadada Weyn ee Magaaladaasi.

0
196

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhismaha Wadooyinka ayaa door muhiim ah ka qaata Horumarinta iyo kor u qaadista kaabayasha dhaqalaha iyo sido kale Kor u qaadista Bilicda Magaalooyinka.

Maamulka iyo Bulshada Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo iskaashanaya ayaa bilaabay Dhismaha wadada dhaxmarta Badhtamaha Magaalada taasi oo caqabado badan lagala kulmi jiray xiliyada Roobku Da’o.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here