Ganacsatada Baydhabo Oo fursado ganacsi ka helay roobabka deyrta ee curtay

0
241

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kabaha laxirto xiliyada ay jiraan roobabka ee ay isticmalaan dadka beeraleyda ah iyo kuwa u adeegsadaan goobaha dhiiqada ay ku badan tahay ayaa waxaa si aad ah loogu iibiyaa suuqyada Magaalada Baydhabo iyadoo la joogo waqtigii sida aadka ah loo iibsanaayey.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here