Ganacsatada Baqaarada Ku Iibiya Raashiinka Qutul daruuriga ah Oo Sheegay in Cudurka Karona Saameyn Dhaqaale ku Yeeshay.

0
394

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Soo kabasho dhanka dhaqaalaha iyo iibinta rashiinka noocyadooda kala duwan ayaa laga dareemoyaa Magaalada Baydhabo xarunta gobalka baay, iyadoo ganacsatada baydhabo ay shegeen in si aad ah u udaremeen sameynta ku yeelatey ganacsigooda iyo dadkii dibada laga soo bilaayey.

Warkan waxaa inoo haya Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here