Galmudug Oo Mamnuucday in Ardayda Barakacayaasha wax Lacag ah laga qaado

0
192

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)iyadoo deegaanda kala duwan ee dowalad goboleedka galmudug gaar ahaan xeryaha barakacayaasha Ku yaalaan magaalooyinka waa weyn oo ay ku jiraan carruur badan oo dhigata iskuulada ku yaalo qaar ka mid ah xxeriyaasha Barakacyaasha ayaa Wasaarada Waxbarashada Galmudug  mamnuucday in ardeyda dhigata iskuulada ku yaal Xeryaha barakacayaasha in laga qaado lacag.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here