Galmudug oo daah furtay mashruuc lagu dawaynayo Xoolaha.

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mashruucan oo ah mid lagu dawaynayo 1milyan oo xoolo ah ayaa laga daah furay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug.iyadoona munaasabada furitaanka mashruucan ay kaqayb galeen madax katirsan 2da gole ee dowlad goboleedka Galmudug, iyo ururka dhakhaatiirta xoolaha.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here